26th July 2024  admin  Category :

Bahda ALLSANAAG  , WaxaY  Hambalyo dhalasho oo farxad leh u diraynaa Sharmaarke Yasiin Shanle Iyo Marwadiisa Ayaan Bashiir oo wiil ugu dhashay dalka Cumaan gaar ahayn magalada Salala,  wiilkas oo loo baxshay Maxamed Yaasin  Shanle  , waxaan leenahay AWOOWE  soo barbaar oo noqo Wiil Dadkiisa, Dalkiisa, Diintiisaba Iyo waliba Waalidkii AnfacaInshaa Allaah. .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*