Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Wasiir SNM ah oo yidhi Car Buuhoodle shir Halagu Qabto! “Buuhoodle waa meel somaliland ah ninkii Shir is Dhahaa Ku qabana wuu arki Doona waxa ka dhaca Kolna u Ogolaan Mayno wax soomaaliweyn ka socda in ay dalkayaga caga soo …

28th September 2024  admin  

Daaw  Gabyaagan Reer Cumaan Ee kasoo Jeeda Qabiilka Dishiishe-Daarood, Iyo Gabayaaga kale ee Beesha Reer Cumar Daarood.. Gabayaagan Muhanad, Wuxuu kamid yahay Madaxda Jinsiyadaha Gobolka Dofar Oo ay hoos tagto Magaalada Salalah. Dalka Cumaan Soomaalida gaar ahaan Reer Bariga waxa …

28th September 2024  admin  

Alshabaab ka yimid Burco ayaa lagu qabtay gobolka Sanaag oo loo dhaadhiciyey Xabsiga Boosaaso” Fuaad Warsame Seed Xanaano oo ah taliyaha Daraawiishta Puntland ee jiida hore,   ayaa sida aad waraysigiisa HOOSE  ku maqli doontaan waxa uu sheegay in Daacishka ka …

28th September 2024  admin  

Wasiir ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa shaqadii ka fariisiyey Agaasime ka soo jeeda Jubbaland. Labo Cali isma waydiin, ilaa waa wasiir  Muqdisho   jooga  oo aaminsan inaan laga maarmin karin Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada ee Xukuumadda Soomaaliya  Cabdi Canshuur …