18th April 2024  admin  Category :

Warqdan Gabar Soomaaliyeed ayaa Allsanaag u soo qortay tobon sano ka hor,  iyada oo ka hadlaysa dhacdadan ay New york times qortay march 4, 1991. Soomaali ka soo cararatay dilkii iyo xasuuqii ay jabhaddii USC  ka waday magaalada Muqdisho 1991 ,  oo ka soo wada jeeday beesha Daarood ayaa Dooni la degtay.  waxa ku dhintay 150 qof oo isgu jiray Dumar iyo caruur.

 

https://allsanaag.com/galaal-iyo-taariikhdiisa-madow/

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*