26th April 2024  admin  Category :

Halkan Hoose Ka Daawo Munaasibad Lagu daahfuray Dugsiga Hoose ee Magaalada Dalweyn,iyadoona Munaasabadaasi ay soo qaban qaabiyeen Ururka Hiigsi ee Xaruntiisu tahay Magaalada Dalweyn ee Deegaanada Degmada Waaciye.

Ururka Hiigsi ayaa soo bandhigay Qorshe ay ku tayeeynayaa Waxbarashada Degaanka.
Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Waaciye Qaasim Qambi,Madaxa Arimaha Bulshada D/Waaciye Axmed Salaad iyo weliba Mudane.Maxamed Axmed Xasan oo ka tirsan Salaam Bank,Iyo Marti sharaf kale oo goobta ka hadashay ayaa u mahadceliyay Ururka Hiigsi kuna dhiirigeliyay in ay sii laba jibaarnaa Hawsha ay u hayaan Bulshada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*