Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025  admin  

Allah ha u naxariistee Dhakhtarad Maryan Jamac Yusuf ayaa ku geeriyootay degmada Badhan ee gobolka Sanaag Allah Ha U Naxriisto Mamo Dr’s Maryan Jamac Yusuf Oo Ahayd Midwife Mudo 40sano Ka Badan Kamid Ahayd Bahada Caafimadka Degmada Badhan Waxan Ugu …

13th May 2025  admin  

Waa hogaamiyaasha Africa oo xitaa socodku dhibaya isla markaan doonaya inay xoog ku sii haystaan dalalkooda, Baaderiga xukuma Uganda Museveni oo saamayn ku leh madaxda Soomaaliyeed ayaa ka mid ah kuwaas Look at these 2πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ pic.twitter.com/Uqa1Zy3gwo — Ohta Ryota πŸ‡ΈπŸ‡¬ …

13th May 2025  admin  

Maamulka Degmada Badhan ayaa bulshada Deegaankq Caana-badan ee degmada Badhan kala wareegay Xoolo taakulo ah ay kaga qayb qaadanayaan Taakulada Ciidamada Difaaca puntland. …

13th May 2025  admin  

Faahfaahinta duqaymihii u dambeeyey ee Maraykanku ka gaystay buuraha Calmiskaad yada oo weli uu socdo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee Puntland ka waddo buuraha calmiskaad ee bariga Puntland ayaa waxaa sidoo kale kordhay duqaymaha dalalka shisheeye ay ka …