16th November 2025 admin Category :
Maamulka Degmada Badhan ayaa bulshada Deegaankq Caana-badan ee degmada Badhan kala wareegay Xoolo taakulo ah ay kaga qayb qaadanayaan Taakulada Ciidamada Difaaca puntland.