Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Tariikh cusub oo loo samaynayo wadanka Turkiga ee dhaca qaaradda Yurub. Basaaska caan baxay ee aan qarsan Basaasnimadiisa, ayaa maanta isaga oo khudbadeenaya sheegay in dagaalkii 1977 uu Turkiga Soomaaliya siiyey hub ay kula dagaalantay Itoobiya . Waa been cad …

26th November 2026  admin  

Ha lakala saaro dhibtaada gobolka ka jirta iyo xilka Gudoomiyaha oo la doonayo …

26th November 2026  admin  

Wixii aan xalay kala kulmay Xasan Sheekh maaheyn, wax aan ka filanayay, xitaa qof fiyow lagama filan karo, waana soo kala tagnay, wixii Alle ku tala-galay ayaa dhacaya, waxaan ugu baqayaa in ay tashadaan Xawaadle, meeshii ay ku tashan jireenna …

26th November 2026  admin  

Xuutiyiinta oo gaaray Bab al-Mandab, maxay tahay muhiimadda ay leeyihiin deegaannada ay qabsadeen? Intii ay horumarkoodii ugu dambeeyay ka sameynayeen galbeedka Yemen, Xuutiyiintu waxay la wareegeen dhowr goobood oo istiraatiiji ah oo ku yaalla xeebta Badda Cas iyo nawaaxiga marin-biyoodka …