Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Turkiga oo sheegay inay Maraamiib waaweyn Soomaaliya gaysanayaan si ay Kaluunka badda ku jira uga la soo baxaan 🇹🇷🇸🇴 Türk Büyükelçi müjdeyi verdi: Türk balıkçı tekneleri Ekim 2026’da Somali sularında avlanmaya baÅŸlayacak. Türkiye’nin Somali Büyükelçisi Alper AktaÅŸ, dün MogadiÅŸu’da katıldığı …

26th November 2026 admin
Gudidda Amniga ee Gobolka Sanaag oo ay weheliyaan Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland ayaa amray in Ciidamadii shalay ku dagaalamay Magaalada Badhan ay kaga baxaan inta ka horaysa Beri 8:00A:m Cidii ka bixi waydana talaaba Sharci …

26th November 2026 admin
Waxa la xarig jaray waddadii looga kaaftoomi lahaa bacaadkii ha igu Soo dhicin. …

26th November 2026 admin
Safiirkii Turkiga ee la ogaa Culusoow iyo Abu jihaad in Jubbaland la duqeeyo. oo markii Turkigu ogaaday inuu Soomaaliya ku fashilmay Safiirkaas ka bedelay Soomalaiya ayaa koox u badan beelaha Hawiye iyo Digil iyo Mirifle xaflad nabadeen ah ugu sameeyeen …







