26th November 2026  admin  Category :

Gudidda Amniga ee Gobolka Sanaag oo ay weheliyaan Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Amniga Puntland iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland ayaa amray in Ciidamadii shalay ku dagaalamay Magaalada Badhan ay kaga baxaan inta ka horaysa Beri 8:00A:m Cidii ka bixi waydana talaaba Sharci ah laga qaadi doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*