Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th September 2024  admin  

Warqdan Gabar Soomaaliyeed ayaa Allsanaag u soo qortay tobon sano ka hor,  iyada oo ka hadlaysa dhacdadan ay New york times qortay march 4, 1991. Soomaali ka soo cararatay dilkii iyo xasuuqii ay jabhaddii USC  ka waday magaalada Muqdisho 1991 …

30th September 2024  admin  

Hoos ka daawo Odayaal reer Puntland ah oo taageersan Sacuudiga iyo madaxweyne Gaas oo iyaguna maanta baq soo saaray. Maalintii Shalay kooxda  reer Puntland ee taageersan Dawladda Qatar ayaa   baaq soo saaray …

30th September 2024  admin  

Labo nin ka soo jeeda Maakhir ayaa lagu dilay Biyo Guduud, oo hoos tagata degmada Ceerigaabo. Allah ha u naxariistee Labao nin oo isu adeer ah oo lagu kala magcaabo Axmed Sugule iyo Ina Maxamed jaamac Sugule ayaa maanta gacab …

30th September 2024  admin  

Madaxweeynaha Maamulka Jubbaland Ahmed Madoobe ayaa ka hadlay beesha caalamka iyo sidda ay ulla dhaqmaand dalka Soomaaliya. https://youtu.be/qn0aM44zBGE Allsanaag.com…