29th March 2024  admin  Category :

Sawirkani hadduu ahaan lahaa siyaasiyiin sadex ah oo  ka soo jeeda beessha Daarood oo Soomaali metelaya ,  waxaad maqli lahayd hadal haynta mooshin la gaynayo baarlamaanka Soomaaliya  , Talafishanka Universal oo qabanaya Dood wadaag, Odayaasha Beelaha Hawiye oo huteel Muqdisho ku yaal  warsaxaafadeed ku qabanaya, , Ururka Hawiye Action Grouo oo Muqdisho ka abaabulaya mudaharaad ,  Ururka Somaliweyn,  ururka Maandeeq, Ururka Mujaahid Caydiid  iyo ururka  shanta Soomaaliyeed oo iyaguna baaq afka Ingiriisiga ah ku qoran oo  dacwo ah  caalamka u diraya   .

Sababata keentay in looga  hadli waayey Yuusuf Garaad oo ka soo jeeda beesha Habarhidir, Cawaale kulan oo ka soo jeeda beesha Habargidir , Caynte oo ka soo jeeda Beesha Murursade iyo  R’aisawasaaraha Soomaaliya oo ak soo jeeda beesha Murursade  inta ay isu habar wacdaan  ay  Soomaali u metelaan Qaranada midoobey. Waa mid u baahan in lays waydiiyo.

Catoosh aad ayuu ugu faraxsan yahay guusha ay gaareen kooxdiisa HAG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*