29th March 2024  admin  Category :

Odayaal ka tirsan Puntland ayaa ka hadlay dad shacab ah oo dhawaan lagu laayey gobolka Mudug kuwaas oo dilkoodu ay ka danbeeyeen rag ka yimid dhinaca Galmudug. Si kastaba ha ahaatee, shacab fara badan oo ka soo hayaamay abaarta ka jirta dhinaca Galmudug ayaa ku suggan dhulka Puntland. Hadaba, waxaa cajiib ah nin dadkiisii la soo dhaweeyay oo hadana iyagii laynaya dadkii soo dhaweeyey dadkoodii.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*