Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd October 2024  admin  

Odayaal ka tirsan Puntland ayaa ka hadlay dad shacab ah oo dhawaan lagu laayey gobolka Mudug kuwaas oo dilkoodu ay ka danbeeyeen rag ka yimid dhinaca Galmudug. Si kastaba ha ahaatee, shacab fara badan oo ka soo hayaamay abaarta ka …

2nd October 2024  admin  

Ururka Sool Sanaag iyo Bari  SSB, oo ah urur dhowaan dhidibada loo taagay oo ay ku midaysan yihiin inta badan Qurbajoogta ka soo jeeda Maakhir, ayaa askartii dhowaan lagu dhaawacay buuraha Calmadow waxay u qaadeen magaalada Muqdisho si halkaa loogu …

2nd October 2024  admin  

Lacagtii Xasan Culusoow iyo kooxdiisu ay  ku bixiyeen in maamulka  Jubbaland aan la dhisin, waxay ku bixin lahaayeen haddii nidaam iyo Dawladnimo fahmayaan  lacagta yar oo ay uga mid noqon lahaayeen Bulshada Caalamka oo maanta Soomaali caqabad ku noqotay . …

2nd October 2024  admin  

Odayaasha reer Qardhood  oo isu diyaarinaya meertadii xilka madaxweynaha Puntland  ee  sanadka soo socda oo  ay iyagu qaadanayaan, sida dhaqanka Puntland yahay , ayaa baaq dhoolatus ah soo saaray Siyaasiyiin iyo odayaal kasoo jeeda Degmada Qardho ee Gobolka Karkaar, ayaa …