27th April 2024  admin  Category :

Reer Muqdisho,  dawo Puntland ka timid oo ay  u soo direen  in lagu daweeyo  bukaan jiifka cisbitaalada Muqdisho yaala oo ay  ku qornayd Dawladda Puntland  qaylo iyo sawaxan badan ayeey  ka keeneen. Laakiinse Jabhadkan Habar jeclo ee taageersan falaagada doonaysa inay Soomalya kala gooyaan oo isticmaalayana magaca “Dawladda Somaliland”, ISAGA  oo laga masruufo lacagta ka soo baxda dekedda Muqdisho waa ka aamusan yihiin. Labo wajiilnimada siyaasiyiinta HAG Imisa loo sii dulqaadan doonaa?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*