26th July 2024  admin  Category :

Maxay ku taraysaa Muqdisho Unugaa leh haddadan maalintii ay ku baahan tahay aadan tegayn

Shantii madaxweyne ee ugu danbeeyey ee  soo xukuntay  dalka Maraykanka ayaa hal meel ku wada kulmay,  iyaga oo danta isu keentay ay tahay sidii  ay lacag ugu qaaraami lahaayeen dadkkoodii reer Maraykan ee  dhowaan Duufaantu ku dhufatay ee cayroobey

Jimmy Carter, George H.W. Bush, Bill Clinton, George W. Bush Iiyo Barack Obama oo qaarkood tartan siyaasadeed wada galay ayaa caawa oo sabti ah wada kulmay si ay dadkooda qaaraan ugu ururiyaan. Halka madaxdii dalka Soomaaliya soo martay ee  ka soo jeeda Beesha Hawiye iyo magaalada Muqdisho ay  iyagu sugayaan fashilka madaxweyne Farmaajo. Madaxweynayaashii hore ee soomaaliya Xasan culusoow iyo Sheekh Shariif ayaa lacagtii ay umadda Soomaaliyeed ka dhaceen waxay Guryo waaweyn kaga degan yihiin dhowr caasimadood oo ka mid ah Qaaradaha aduunka

Xasan Culusoow oo booqanaya dhaawac la geeyey Turkiga

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*