26th July 2024  admin  Category :

Diyaaradda British Airways oo raali gelisay qoyskii ay Tukaantu ku cuntay diyaradooda

Qoys ka soo jeeda dalka Canada oo duulimaad ay ku aadayeen dalka Ingiriiska u raacay diyaaradda British Airways,  ayaa markii ay kursigii diyaaradda fariisteen waxa ku soo yaacay Tukaan ama Dhigle. Sagaal saac ka dib markii ay gaareen magaalada London jirkooda oo dhan waxa ka muuqday qaniinyadii Tukaanta ama dhiglahu u gaysteen

British Airways flight

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*