8th May 2024  admin  Category :

Mid ka mid  ah Siyaasiyiinta ugu caansanaa Hargaysa ayaa ku   geeriyooday dalka Jabuuti

Allah ha u naxariistee waxa dalka Jabuuti ku geeriyooday Xasan Cawaale Caynaan, oo  ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan gobolada Waqooyi galbeed iyo Tohdheer ee Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*