Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd December 2024  admin  

Wasiiro ka soo jeeda beelaha Daarood ee Ogaden iyo Mareexan ayaa iska casilay dawladdii Somaaliya, ka รฐib matkii ay u adkaysan waayeen dagaalฤทa uu madaxweyne Culusoow kula jiro degaanadooda. Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Waxbarashada XFS oo is casilay, kana soo jeeday …

23rd December 2024  admin  

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ w๐š๐Ÿ๐๐ข ๐ค๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐๐šy ๐‡๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐€๐d๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan ayaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhaweeyey Agaasime Goboleedka EMRO ee Hayโ€™ada Caafimaadka Adduunka WHO …

23rd December 2024  admin  

Baarlamanka Soomaaliya oo ansixiyay codsi uu u gudbiyay Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ansixyay codsi kaga yimid madaxweyne Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo ahaa in muddo bil ah ay sii shaqeeyaan, si ay dowladda …

23rd December 2024  admin  

Sida ay shawarma u horseedday khilaaf u dhexeeya Turkiga iyo Jarmalka? Dowladda Turkiga ayaa ka codsatay guddiga Midowga Yurub in ay cuntada loo yaqaan “Shawarma” aqoonsadaan in asalkeeda Turkiga yahay oo ay u diiwaan geliyaan sida wax soo saarka dhaqameed …