Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th October 2024  admin  

Wasirika Qorsheynta Magaalgahsiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa manata hortagay Golaha Aqalka sare ee dalka,Waxaana kulanka golaha aqalka sare shir guddoominayay Guddoomiye ku_xigenka 1 aad abshir maxamed (Abshir buqaari). Ugu horeen Wasiirka Jamaal Maxamed …

4th October 2024  admin  

Hoos ka daawo Inta Isbaaro ee manta hor yaala  qaxootiga  naftooda la cararaya…

4th October 2024  admin  

Qalbi dhagax oo la dhiibay, Siyaasiyiinta Hawiye waxay Soomaali uga dhigeen masiibo Qaran oo Soomaali ku habsatay . Kuwii Soomaali kala goynayey ee SNM  waxay ugu hambalyeeyeen sida ay wax u wadaan, hoostana waa kala jiraan . Ninkii Duhurka cad …

4th October 2024  admin  

{Allsanaag} Reer Maakhir Shirkoodii ka dhacay magaalada Hadaaftimo intii u dhaxaysay 27/09/1992 ilaa 30/09/92, ee uu gudoominayey Alla ha u naxiirstee Suldaan Cabdisalaan, waxay ka soo saareen go’aamo cad oo ay maamul ku sameysteen iyagoo ka hortagayey sheegashadii Isaqland. Si …