27th April 2024  admin  Category :

Cabdisaabir  Nuur Shuuriye oo ka sioo jeeda Beesha Habar Gidir, Saleemaan, Haysoow   oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka Soomaliya ayaa  maanta hadal uu saxaafada siiyay si cad ugu sheegay in Mooshin xilka looga qaadayo ay keeni doonaan dhawaan Baarlamaanka Fadaraalka Somaliya.

Xildhibaanada Soomaaliyeed  ee kale kama jawaabi karaan hadalkan Mooryaankani ugu khudbadeeyey, sababtoo ah waxay ka baqayaan in Muqdisho lagu dilo . Taasuna waxay sahashay in saacad walba Xildhibaan ka soo jeeda beesha Hawiye oo dhaarnaya in warbaahinta laga arko

https://youtu.be/H0xC57vlZ3w

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*