26th April 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta SNMta ayaa shaqadoodii oo dhan waxeey ku soo ururtay ineey shaqo ka dhigtaan dhalinyarada ciyaaraha, fannaaniinta iyo wariyayaasha. Dhalinyarada ka ciyaarta maamulka Hargeeysa ayaa markii ay dhaqdhaqaaq ciyaareed ay ka waayeen magaalada Hargeeysa waxeey ka qeeyb galleen ciyaarahii gobolada ee lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxa ay siyaasiyiintan qalqalsan ay sheegeen in kuwii ka qeeyb gallay tartankaas lala xisaabtami doono marka ay soo noqdaan.

Hadaba siyaasiyiintaan ayaa ku dooda in dawladdii Kacaanka ay wax caburin jirtay. Balse dawladdii Kacaanka waxeey kalliya beegsan jirtay kuwa jabhadeenta iyo burburka maanta yaal kuwii dabada ka riixayey, marna isku mashquulin fannaan meel ka soo heesay.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*