26th July 2024  admin  Category :

Maxaa ka jira in diinka dibadda loo dhoofinayo? Waxaa soo baxay iibsadayaal baadi goobaya qaar ka mid ah diin-diinka ku nool dalka Soomaaliya. Hadaba dadka qaar ayaa billaabay in diin diinka ay ka baadi goobaan meel kasta oo laga helli karo. Si kastaba ha ahaatee, waxaa sharci darro ah in la dhoofiyo noolaha ku nool dalka Soomaaliya sifo aan sharciga waafaqsaneen.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*