28th March 2024  admin  Category :

Labo ka mid ah horay waxay u ahaayeen waa agaasimayashii VIlla Soomaaliya dawladdii Xasan Culusoow, maantana waxay ka mid yihiin siyaasiyiinta Hawiye oo ku doodaya in  Muqdisho tahay magaalo Hawiye oo Soomali inteeda kale ay marti ku tahay.

Xisbiyada beelaha Hawiye

Xisbiyada beelaha Hawiye  oo soo Saaray War-Saxaafadeed ku Saabsan Xaalada Dalka Soomaaliya.

Xubnahan ayaa ka hadlay weerarkii dhowaan Ciidamada Ammaanka ku qaadeen xarunta Xisbiga Wadajir ee uu deganaa C/raxmaan C/shakuur, ku xadgudubka lagu haayo sharafta iyo Kaaramada Xildhibaanada Qaran.

Waxaa ay uga digeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha inay u adeegsadaan Ciidamada qalabka sida argagax gelinta iyo dilka siyaasiyiinta ka aragtida duwan.

Sidoo kale waxaa ay ka digeen in Culimada iyo hey’adaha garsoorka loo adeegsado arrimaha siyaasadda.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*