Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casumaad u sameeyey Guddoomiyaha iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland kuwaas oo Magaalada Muqdisho kaga qeyb galaya Shirka Wada tashiga Baarlamaanada heer Federaal iyo heer dowlad Gobeleed. Sidoo kale, casumaaddan waxaa qayb ka …

6th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta beesha  Daarood ma lumin doonaan Fursadan ay Mooryaantu u keentay? Maalmahan danbe siyaasiyiinta beelaha Hawiye iyaga oo aan  gabanayn,  oo aad moodo  inuu yahay olole horaantiis  ayna  isla wada  ogyihiin ayeey meel walba waxay  la taagan yihiin Caasimaddii  Soomaaliyeed …

6th October 2024  admin  

Shiicaddii nabad diid ahayd ee Khumaini ka amar qaadan jirtay ayaa maanta u dhaaranaysa Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Hargaysa iyo Berbera Shiicada Xuutiyiinta ee nabad diidka ah ee dalka  Yamen ayaa soo diray hanjabaad ku aadan saldhiga imaaratku ka …

6th October 2024  admin  

Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay tariikhdu tahay 24 December 2017 safar shaqo ku gaadhey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo weftigiisa ayaa ka hor inta …