26th July 2024  admin  Category :

Cabdullaahi Ciilmooge oo ka soo noqday wasiirka warfaafinta dawladdii federaalka ayaa wareeysi uu siiyey Telifishinka RTN kaga hadlay arrimo badan oo ka socda dalka Soomaaliya. Ciilmooge ayaa sheegay inuu isku sharaxayo madaxtinimada Jubbaland marka la gaaro doorashada soo socota xilligeeda si isbeddal loogu sameeyo Jubbaland.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*