26th July 2024  admin  Category :

Shacabka magaalada Garoowe ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay dabkii ka kacay dhawaan kaas oo ay ku dhinteen dad gaaraya afar qof, iyadoona ay ku dhaawacmeen afar kalle. Shacabka ayaa sheegay ineey aad ugga xun yihiin in caasimadda Puntland aysan laheen gawaarida dabka damisa.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*