26th July 2024  admin  Category :

Madaxweena ku Xiggeenka Puntland Camey ayaa booqday dadkii ku waxyeeloobay dabkii shalay ka dhacay kaalin shidaal oo ku taal maagaalada Garoowe. Dadka ku dhintay ayaa gaarey afar qof meesha dhaawacana uu yahay shan qof.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*