Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Doon ka mid ah kuwa lagu tartamo ayaa shil ku gashay Harada Arizona ee dalka Maraykanka 🚨#BREAKING: Watch wild and terrifying footage as a high powered speedboat traveling over 200 mph launches into the air then crashes violently …

27th November 2026  admin  

Glasgow:-Wakiilka DPL ee Dalka Scotland ayaa ka qaybgalay shir caalamiya oo lagu qabtay magaalada Glasgow ee Scotland. Wakiilka DPL ee Scotland Amb Raage Xaaji Maxamed ayaa magaalada Glasgow kaga qaybgalay shir caalamiya oo lagu qabtay magaalada Glasgow kaas oo ay …

27th November 2026  admin  

Garoonka Aadan Cade war uma hayaan hase ahaatee kan Boosaaso waa la socdaan waxa ka jira. Garoonka Caalamiga ee Aadan Cde ee ku yaal Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, marka aad ka soo degtid adiga oo Soomaali ah iyo ajaaniibta dalka …

27th November 2026  admin  

Yaa ku guulaysanaya Doorashada Canada ee Berito dhici doonta Horaantii bishii kowaad ee sanadkan , waxa la rumaysnaa in Xisbiga Conservatives ee Canada si sahlan ku guulaysanayo. Wuxuu ka horeeyey Xisbiyada kale ee Liberals iyo NDP in ka badan 25 …