Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Bare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane @HamzaAbdiBarre ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada. Afhayeenka Xukuumadda …

27th November 2026  admin  

Asbestos: Maxay tahay sunta halista ah ee ka dhalatay howlgalka militari ee Israa’iil ka waddo Qasa? Dagaalka militari ee Israel ee Gaza waxa ka dhashay shucaac sun ah oo loo yaqaan asbestos. Macdanta, oo mar si weyn loogu isticmaali jiray …

27th November 2026  admin  

Inalilahi Waa Inaha Ilahay rajacuun Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Sheekh Cabdi Maxamuud Xasan   oo ku geeriyooday degnmada Badhan ee gobolka Sanaag .  Waxaan Allah uga baryeynaa …

27th November 2026  admin  

Gudoomiyaha Golaha wakiiladda dawladda Puntland oo maantay lagu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. …