Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la shiray Ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo …

27th November 2026  admin  

Dhul hodon ah , dahab , buuro , beero , beeyo , bad ,xoolo , bahalo , ugaadh intuba waa ku nool yihiin wana Cal-cad , Laasqoray, Sanaag , …

27th November 2026  admin  

Xildhibaan Kuluc oo u jawaabay Hogaamiyaha Khaatumo ee taraaraxay. Hogaamiyaha Khaatumo  Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa sheegay hadal ka yaabiyey dad badan oo ka soo jeeda beelaha Dhulbahante iyo Warsangeli, kaas oo ahaa in shacabka Warsangeli iyo Dhulbahante ay isku …

27th November 2026  admin  

Kenya oo maxkamad soo taagtay rag dhoofinayay quraajo qaali ah oo Bariga Afrika uun laga helo Maxkamad ku taalla Kenya ayaa maanta dhegeysatay kiis safrinta xayawaannada oo heerkiisu sarreeyo, kaasoo ku lug leh dhoofinta sharci-darrada ah ee kumannaan kun oo …