Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
War murtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka Puntland Waxaa si ramsi ah loo soo xidhay Shirweynaha Maalgelinta Caafimaadka Puntland 2025 oo ay qabatay Wasaaradda Caafimaadka Puntland, shirka oo socday muddo labo maalmood ah 21 iyo 22-ka bisha afraad waxaa ka soo baxay …

27th November 2026 admin
Sababta booliska Australia ay toogasho ugu dileen nin Soomaali ah oo Afrikaanka Melbourne ay ka caroodeen Booliska Australia ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen nin ka mid ah Soomaalida ku nool magaalda Melbourne oo ay sheegeen in uu middi …

27th November 2026 admin
RW Xamze oo Xamze oo doonaya inuu kala qybiyo Bulshada Sanaag Warbixin iyo talo jeedin Dhamaan madashada waa salaaman tihiin si kal iyo laab ah magacayga waxa la yiraahdaa cali maxamed , nta aan i garanayn waxaan ka mid ahaa …

27th November 2026 admin
aaliyada Maakhir ee dalka Belgium waxay kulankoodii sanad laha ahaa ku yeesheen Magaalada Leuven, kulanka waxa kasoo qaybgalay gudoonka, gudida joogtada ah, aqoonyahanka, waxgaradka, haweenka iyo dhalinyarada reer Maakhir ee dalka Belgium. Sanadkan waxa kulan jaaliyada kala soo qaybgalay dhalinyaro …







