Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Labaddii kooxood ee Reer Maakhir oo midkoodna Bulshada gobolka Sanaag ayna u dirsan Sool ayaa ku kala adkaaday Laascaanood. Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, waxa isugu tegay labo kooxood oo reer Maakhir ah oo mid ka mid ah ay wataan …

27th November 2026  admin  

Horjooge Firdhiye miyuu ilaaway in Reer Maakhir madasha fadhiyaan mise wax kalaa jira. Hogaamiye Firdhiye ma ilaawin inuu Xildhibaan Timacade iyo Wasiir Bidhaan ay dhinacyada ka istaagaan – …

27th November 2026  admin  

Muxuu Trump ugu daray Soomaaliya qorshaha lagula dagaalamayo Xuutiyiinta Yemen? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Axaddii sheegay in Mareykanku uusan ogolaan doonin “argagixisada” inay ku dhex dhuuntaan shacabka Soomaaliyeed. “Waxaan taageereynaa dadka Soomaaliyeed, oo aan u ogolaanin Xuutiyiinta inay soo …

27th November 2026  admin  

Garaad Mukhtaar Garaad Cali: “Madaxweynihii Qaranku wuxuu xamili waayey soodhoweyntii Raysal wasaaraha, farriintiisana wuxuu nagaga dhigey Somaliland.” Madaxweyne Xasan oo ku sugan Turkiga ayaa sheegay inuu Laascaanood ugu diray Raysal Wasaare Xasme sidii uu u abuuri lahaa weji lagu wadahadli …