Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Waa tuma gabadha Soomaaliyeed ee basbaaska ay sameyso dunida laga hadal hayo? Ubax Xasan, oo asalkeeda Soomaaliya ka soo jeedda ayaa waxay soo jiidatay warbaahinta dunida, kaddib markii basbaas ay sameyso aad looga hadlay. Ubax oo dharka xayeysiisa, waa milkiilaha …

29th September 2024  admin  

Soomaaliya horay umma socoto, siyaasadda waa mid meesheeda taagan, sidoo kale, dagaalka argaggixisadda waa mid shalay iyo maanta ay isku mid yihiin. Hadaba, magaalada Ruun Nirgood, oo ku taal gobolka Shabeelada Dhexe ayaa shalay dib gacanta loogu dhigay. Hase ahaatee, …

29th September 2024  admin  

Belaa Isaaq ayaa dagaal ku dhex maray degaanka Gacan Libaax Wararaka laga helaya deegaanka gacan libaax ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu dagaal ku dhexmaray kooxda dablayda ah oo in mudo ahba buurtaasi isku urursanayey iyo ciidamada ammaanka ee Somaliland.…

29th September 2024  admin  

Haweeneey Soomaali ah oo laga soo masafuriyay Norway iyo kiis culus oo lagu helay Sida ay qortay warbaahinta Norway, haweeneey Soomaaliyeed oo 36 jir ah magaceedana aan la xusin ayaa booliska socdaalka ee waddankaasi waxay u tarxiileen Soomaaliya kadib markii …