Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Xildhibaan Ali Mahdi Mohamed Qalato, oo laga soo doorto gobolka Hayland, kana mid ah dadka aadka uga soo horjeeda sida Madaxweyne Culusoow dalka ku hogaaminayo , oo Gudoomiyaha Baarlamaanku isaga oo Xasan u hiilinaya ka mamuucay in kalfadhiyada Golaha Baarlamaanka …

27th November 2026 admin
“Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir. Firdhiye waxaan leeyahay, godob ayaad kagashay Jubbaland oo waxaad saxiixday, warqad la leeyahay halagu duulo”. …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq halkaas oo uu uga qaybgali doono meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta. Shirka ayaa lagu gorfayn doonaa arrimo la xiriira dadaallada lagu doonayo in xal waara …

27th November 2026 admin
Duqa Magaalada Minneapolis muddane Jacob Frey oo Booqday Suuqa 24 Mall. Minneapolis, Minnesota – May 16, 2025 – Duqa Magaalada Minneapolis, Mudane Jacob Frey, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay suuqa 24 Mall oo ku yaalla gudaha magaalada Minneapolis …







