Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore oo horay uga mid ahaa Golaha Wakiilada Puntlland, ayaa aad uga hor yimid Danaystayaal koox ka soo jeeda beesha Warsangeli \ oo horay Soomaaliya uga soo qabtay Wasiiro Federaal ah, kuwa Puntland ah iyo Gudoomiye Baarlamaan. Kooxdan …

27th November 2026 admin
Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland ayaa Magaalada Hadaaftimo oo ka tirsan gobolka Sanaag ka hirgelisay Kastam ay ku yeelanayso Wasaaraddu. Kastamkan ayaa noqon doona mid qayb ka qaata dardargalinta dakhliga gobolka Sanaag waxaana Wasaaradda Maaliyaddu geysay Shaqaalihii, Ciidamada ilaalada Canshuuraha iyo …

27th November 2026 admin
Waxaa maanta Dekeda Magaalada Boosaaso ku soo Xirtay Markab Siday Mucaawino isugu jirta Raashin iyo Agab kala duwan oo loogu talaga galay dadka tabaalaysan oo ku nool deeganada Puntland iyo sido kale dadka baahiyaha gaarka ah qaba. Mucaawinada oo ka …

27th November 2026 admin
afladaan waxaa ku kala jabay Labo koox oo kala ah Kooxda Habar Awal Iyo Kooxda Garxajis. Xaflada waxaa dhigtay Kooxda Wadani ee Garxajis waana sababta keentay in Kooxda Habar Awal ay Booliska la hadlaan oo ay ku Hanjabaan haddii aan …







