Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Taliyaha Dagmada Shaxda “Sharcidarro ayay ku soo galeen hadana waan kasaarnay… …

27th November 2026 admin
Maamulka Khaatumo oo bilaabay inay xadka soo xiraan. Degaanka Shaxda oo hoos taga degamada Qardho ee gobolka Karkaar, oo burburka ka hor ka tirsanayd gobolka BARI, ayaa halkaas waxa gaaray taliya ka mid ah ciidanka Firdhiye ee ka amar qaata …

27th November 2026 admin
Muxuu yahay dambiga lagu helay raggan Soomaalida ah ee lala xiriirinayo weerar ka dhacay Nairobi Laba tuhmane oo lala xiriirinayo weerarkii hoteelka Dusit D2 ee 2019, oo sababay dilka 21 qof, ayaa la hor keenay Maxkamadda Sharciga ee Kahawa ee …

27th November 2026 admin
Dowladda Soomaaliya oo sheegtey in Awdal & Nugaal ay u qanisan yihiin gobollada, halka Shabeelaha-dhexe iyo Hiiraan ay u saboolsan yihiin. …







