Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Doonni sidday muhaajiriin Soomaali ah oo ka badan labaataneeyo qof, taasi oo muddo ku jirtay Badda Mediterranean-ka ayaa la heley, iyada oo ay ka badbaadeen laba dhallinyaro ah oo keli ah, sida ay xaqiijiyeen dad ku sugan Spain & Al-geria.…

27th November 2026  admin  

JUXA OO MAGACAABAY XOGHAYAHA DAWLADDA HOOSE EE DEGMADA BOSAASO. Garowe: May 29, 2025: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Faderaalka iyo Dimuqraadiyeynta DPL mudane Abdi Farah Juxa wuxuu Xoghaya Dowladda Hoose ee Degmada Bosaaso u magacaabay Maxamuud Cabdullaahi Axmed (Kawte). Sidaa darteed, …

27th November 2026  admin  

Maxaabiis sheegtay in Sacuudigu dili doono iidda Carrafo oo kaalmo weydiisanaya Qoysaska dad Itoobiyaan ah oo dil ay ku xukuntay Sacuudi carabiya ayaa BBC u sheegay in eheladooda la daldali doono ka hor ciidda carrafo ee nagu soo fool leh.…

27th November 2026  admin  

Madaxweyna Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Kamnaradu qabatay dharbaaxo kulul oo ay xaaskiisu ku dhufanayso Emmanuel Macron' "wife" keeps his pimp hand strong. How humiliating. pic.twitter.com/I9PuCd3Ziv — Brenden Dilley (@WarlordDilley) May 26, 2025 …