Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Golaha wasiirrada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shir ay saakay yeesheen waxay mar kale ku magacaabeen Mahad Maxamed Salaad inuu noqdo agaasimaha hay’adda sirdoonka Soomaaliya ee NISA. Mahad ayaa beddelaya Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Go’aanka ayay golaha wasiirradu ku gaareen shir …

27th November 2026  admin  

“Madaxweyne Hassanoow raggaan ( Ahmed Madoobe & MW Deni) anaa lasoo shaqeeyay 2 sano, nin igaga khibrad badana ma jirto, waad la dagaali, iyaga uunbaana soo hadhi.. Laf kaa weyn wey ku jebisaa..” Ra’sisul wasaarihii hor ee Soomaalia Mudane Mohamed …

27th November 2026  admin  

Hawlgal Cir iyo Dhul ah, ayaa Ciidanku Ku qabtay Togga #oo ah meesha ugu weyneyd ee ay isku urursanayeen firxadka Aragagixisadu. …

27th November 2026  admin  

Ogoow sababta dacwadda loogu soo oogay haweeneeydaan oo la xiray iyadoo u socota Dubai Bogga xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka ayaa shaaciyay in Hibo Dacar oo ah haweeneey Soomaali Maraykan ah oo sida lagu eedeeyay ka mid ahayd dadkii …