Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Maamulka Isaaqland oo soo bandhigay Qalfoof, Caruusado iyo Kuraasta Curyaamiinta. Maamulkii Isaaqland oo sheegan jiray inay Soomaali inteeda kale ka go’een ayaa maanta iyaga hub ka dhigis lagu sameeyey oo wada fuushan gawaarida Curyaamiinta maray barxaddii ay horay ugu kibri …

27th November 2026  admin  

76,000, oo ku sugan Muqdisho iyo nawaaxigeeda ayaa ku mushahaar qaata Ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed …

27th November 2026  admin  

Maleeshiyo Beeleedkii Reer Diyaano ee dhibta badnaa ayaa loo digay Maleeshiyo beeleedka reer Diyaano ee loo samaystay dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Bariga ayaa hadda looga digay inay dhaqankii xumaa ee ay la joogeen gobolka Bari u soo xawilaan …

27th November 2026  admin  

MAXAA KEENAY IN CARUURTA ‘ REER MILXO, SANAAG’ AY KA HARAAN CARUURTA KALE EE SOMAALIYEED Magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, waxay ku taalaa bogcadaha aduunka ugu qaalisan oo ugu kahyraadka badan mid ka mid ah, waana Bogcad hodon ku ah …