Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Musuqmaasaq Soomaaliya oo maraya halkii ugu saraysay Deeqaha Caalamku ugu deeqo Soomaaliya oo aan horay u soo dhaafi jirin Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya, ayaa hadda waxa ku darsamay arin khatarteeda leh oo ah in hubkii loogu deeqay Soomaaliya ee loogu …

29th September 2024  admin  

“1991 kii, Nin laga dilay 5 ciyaal ah iyo hooyadood oo boosaneer lagu riday ayaa weli laga heystaa gurgiisa, intee ayey cadaalad taala”. Senetor Xasan Axmed Yarow …

29th September 2024  admin  

Masuuliyiin katirsan Dawladda Puntland ayaa Garowe kusoo dhaweeyey lataliyaha arimaha dimiqraadiyada iyo xaquuqal insaanka ee wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka mudane Xamse Warafaa. …

29th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay shir looga hadlayay mudnaanta dowladda marxaladda deyn-cafinta kadib Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan muhiim oo looga hadlayay jiheynta dhaqaalaha dalka marxaladda deyn-cafiska kadib. Shirka ayaa …