24th January 2026 admin Category :
Masuuliyiin katirsan Dawladda Puntland ayaa Garowe kusoo dhaweeyey lataliyaha arimaha dimiqraadiyada iyo xaquuqal insaanka ee wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka mudane Xamse Warafaa.