Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th September 2024  admin  

Shirka iskaashiga ganacsi ee Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray kulan looga hadlayo iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa doonaya in Marayanku uu maalgashado …

29th September 2024  admin  

Maamulka Isaaqland oo dilay Abwaankii weynaa ee Jaamac Kediye Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Laascaanood, iyadoo la sheegay in uu ku geeriyooday madaafiic lagu gaaracay magaaladaasi. Geerida abwaanka ayaa waxa noo xaqiijiyay …

29th September 2024  admin  

Maxay tahay sababta uu Sheekhan u diiday inuu isku mehriyo lammaane is guursanayay? Axaddii lasoo dhaafay waxaa magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya ka dhacday arrin hadal-heyn badan dhalisay, kaddib markii sheekh magaalada caan ka ah uu diiday inuu isu …

29th September 2024  admin  

Ha’yad Cusub oo la sameeyey ayaa madax looga dhigay Tuug hore iyo Argagixiso hore Dawladda Soomaaliya ayaa maanta ku dhowaaqday xarun cusub oo qaabilsan cilmi-baarista iyo ka hortagga fikirka xagjirnimada oo Soomaaliya muhiim u ah, maadaama ay ka dagaalamayaan kooxo …