Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Gabadha laba jirka ah ee muranka ka dhex dhalisay Jarmlka iyo Hindiya Kiiska gabadhaan yar ayaa soo jeediyay dareenka dawladdaha Hindiya iyo Jarmalka. Kadib markii ay dad Hindi ah dibadbaxyo ka dhigeen magaalooyinku yaalla Hindiya, halka qurbajoog Hindi ah ay …

28th September 2024  admin  

Warbixintan ku salaysan nacaybka beesha Warsangeli iyo degaankeeda oo sida muuqata taageerta Alshabaab yaa qoray? Maxayse ka ogyihiin Madaxda iyo siyaasyiinta Warsangeli ee u shaqeeya maamuka Puntland. Warbixin lagu sheegay inay qoreen Saamilayda Soomaaliya, oo ay wax ka ogtahay dawladda …

28th September 2024  admin  

Shirka iskaashiga ganacsi ee Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka furmay Kismaayo Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ka daahfuray kulan looga hadlayo iskaashiga ganacsi ee Soomaaliya iyo Mareykanka. Mas’uuliyiinta Soomaalida ayaa doonaya in Marayanku uu maalgashado …

28th September 2024  admin  

Maamulka Isaaqland oo dilay Abwaankii weynaa ee Jaamac Kediye Allaha u naxariistee abwaankii weynaa ee Jaamac Kadiye ayaa galabta ku geeriyooday magaalada Laascaanood, iyadoo la sheegay in uu ku geeriyooday madaafiic lagu gaaracay magaaladaasi. Geerida abwaanka ayaa waxa noo xaqiijiyay …