Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Maxaan ka ognahay Xerada Goojacadde? Xerada Goojacade waxay badhtama magaalada Laascaanood u jirtaa 8 km, iyadoo kaga aaddan jihada waqooyi bari, inkasta oo haatan dhismayaal teelteel ahi ay gaadheen aaggaas. Warshadda biyaha sifaysa ee Nugaal iyo ta kale ee Saafi …

28th September 2024  admin  

Ra’isul Wasaaraha XFS oo la kulmay Wasiirada Warfaafinta heer Federaal iyo heer dowlad goboleed Xamsa Cabdi Barre Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hoygiisa ku qaabilay Wasiirka Warfaafinta XFS, Wasiirada Warfaafinta dowladaha xubnaha ah dowladda Federaalka iyo Agaasimaha guud ee …

28th September 2024  admin  

Daladda Bariga Afrika: Soomaaliya oo su’aalihii ugu dambeeyay lagu weydiinayo Nayroobi Magaalada Nairobi ayaa loo fadhiyaa kulan ay leeyihiin Soomaaliya iyo dallaka Afrikada bari, kaasoo looga arrinsanayo ku biiritaanka Soomaaliya ay ku biirayso urur goboleedka Afrikada Bari. Sida ay wafdiga …

28th September 2024  admin  

Laascaanood, ma waxay doonaysaa madaxweyne mise xorayn Soomaali diidka laga kiciyo? Laascaanood waa meel ay ka socoto sheeko la magac baxday Alfu-Layl, Waan Joognaa ee na Arka iyo magaalada aan iska dhex taxtaxaashno. Waxay sheekooyinkaas ku tusinayaan sida ciidanka yimid …