Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th September 2024  admin  

Itoobiya: ‘Hadallo marin habowsan ayaa mar walba naga soo gaara madaxda Soomaaliya’ Dawladda itoobiya ayaa waxa ay walaac ka muujisay wax ay ugu yeertay ‘eedeymo marin habowsan’ oo iyada ka dhan ah kuwaas oo si joogto ah uga soo gaara …

20th September 2024  admin  

Wasiirkii Soomaaliga ahaa ee waardiyaha ka noqday Maraykanka iyo sheekada xiisaha leh ee ku gamaadan noloshiisa Burburkii dowladdii dhexee ee dalka, dadka Soomaaliyeed waxay waayeen waxkasta oo ku tiirsanaa dowladnimada sida sumacadii, aqoonsigii dibloomaasiyada iyo xurmadii ummadnimo ee dadyowga dunidu …

20th September 2024  admin  

Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinaha oo lagu arkay meel u dhow Maraykanka Maraykanka ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Ruushka iyo Shiinuhu inay ku soo dhowaadeen xuduudda hawada sare ee Maraykanka gaar ahaan agagaarka xeebaha gobolka Alaska. Xoghayaha difaaca …

20th September 2024  admin  

Jaaliyadda Maakhir ee Toronto iyo soo dhowayntoodii Xildhibaakooda Aqalka sare Xildhibaanka aqalka sare ee gobolka Sanaag ayaa lagu so dhoweeyey magaalada Toronto ee dalka Canada. Huteelka weyn ee lagu magcaabo Delta ee ku yaala galbeedka magaalada Toronto ee dalka Canada, …