Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Hadhimo-sharafeed ballaaran oo lagu maamuusay Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa lagu qabtay magaalada Nairobi sidoo kale waxaa kasoo qayb galaya Garaad Jaamac Garaad Cali xafalda maamuus Jaaliyadda Ciise Maxamuud ee magaalada Nairobi ayaa kulan soo dhaweyn ah u …

26th November 2026  admin  

“Mar dhaw Doomo ayaa lagu kala gudbi doona Muqdisho, biyaha Roobka dartiisa, xitaa laba qof ayaa ku dhintay, wax halla qabto intaan dad badan le’an…” — Wasiirka Deegaanka JFS, Sarreeye-guud Bashiir Goobbe: “Mar dhaw Doomo ayaa lagu kala gudbi doona …

26th November 2026  admin  

Saaka waxaan duulinayaa duulimaadkii ugu dheeraa intii aan duuliye ahaa. Waa safar isku xiraya laba qaaradood, laba magaalo iyo kumannaan kiiloomitir oo cirka ah. Waxaan ka duulayaa Garoonka Caalamiga ah ee Chicago O’Hare, oo ka mid ah garoomada diyaaradaha ugu …

26th November 2026  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in macdan qaali ah ay Soomaaliya ku jirto. Laga yaabeen inay ka mid tahay sababaha uu Kursiga uga degi wwaayey Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa shaaciyay in macdano qaali ah oo la …