
4th October 2026 admin Category :
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa shaaciyey in macdan qaali ah ay Soomaaliya ku jirto. Laga yaabeen inay ka mid tahay sababaha uu Kursiga uga degi wwaayey
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa shaaciyay in macdano qaali ah oo la xaqiijiyay in ay Soomaaliya ku jiraan. Ma sheegin halka ay ku jiraaan macdanta uu ku sheegay inay yihiin Uranium, lithium iyo Cobalt..
#Somali President @HassanSMohamud says the country has confirmed deposits of uranium, lithium and cobalt among its mineral resources.
— HornPulse (@hornpulsemedia) September 19, 2026
Speaking at the Somalia Development Finance Forum in Mogadishu, Mohamud said developing these resources will require investment, technical… pic.twitter.com/8iSFA4EZvd







