Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Waxaa lagu soo xidhay Deegaanka XUBEERA Ee Degmada Badhan Shir mudooyinkan uga Socday Beesha Cali Garaad iyo bahwadaagtooda oo kamid ah Beelaha Gobolka …

28th September 2024  admin  

Maxkamadda darajada koowaad ayaa xukun dil ah ku riday labo nin oo lagu helay inay haweenay ku dileen dulleedka degmada Bursalaax ee gobolka Mudug. Ragga la xukumay waxaa ka mid ah nin qabay gabadha la dilay. …

28th September 2024  admin  

Waraysi:-Halgankii Guusha Ku dhamaaday Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali. …

28th September 2024  admin  

Waa imisa tirada maxaabiista iyo gaadiidka ay SSC sheegteen inay SNM uga qabsadeen Goojacadde? Kadib dagaalkii shalay subax ka dhacay xeradii ugu weyneed ee ciidamada Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ku lahaayeen gobolka Sool ee Goojacadde, ayaa ciidamada …