26th July 2024  admin  Category :

Maxkamadda darajada koowaad ayaa xukun dil ah ku riday labo nin oo lagu helay inay haweenay ku dileen dulleedka degmada Bursalaax ee gobolka Mudug. Ragga la xukumay waxaa ka mid ah nin qabay gabadha la dilay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*