Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dowladda Qatar kala hadlay inay garab ku siiso ciribtirka Khawaariijta Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Qatar, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay dhiggiisa dalka …

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Dalka Qatar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi ballaaran oo hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa inta …

28th September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Maxaas Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan halkaas oo weyn logu soo dhaweeyay. Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo safar kaga soo kicitimay duhurnimadii …

28th September 2024  admin  

Booliiska magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa baaraya toogasho xalay ka dhacday halkaas oo ay ku dhinteen labo nin ayna ku dhaawacmeen lix kale oo ka qeyb galayay aroos ka dhacayay koofurta magaalada. Amy Bond oo ka tirsan booliiska ayaa …